0300-365-3005 GreenDoctorsLDN@groundwork.org.uk

Register for your FREE consultation

Waad ku mahadsantahay xiisaha aad u qabto adeegyada dhakhtarka cagaaran. Fadlan buuxi oo soo gudbi foomka hoose oo mid ka mid ah Dhakhaatiirtayada Cagaaran ayaa kula soo xiriiri doona goor dhow. Haddii aad wax su'aalo ah ka qabtid foomka, fadlan naga soo wac 0300 365 3005.

Haddii Ururkaaga Guriyeynta uusan ku qorneyn, fadlan ku sheeg magaca Ururkaaga Guriyeynta hoosta.
Markaad saxdo sanduuqa kore waxaad ku raacsan tahay oo aad fahamsan tahay macluumaadka aad bixiso waxaa lala wadaagi doonaa Maamulkaaga Deegaanka ama Ururka Guryeynta iyo Groundwork London. Groundwork London waxay u adeegsan doontaa macluumaadka aad bixisay si ay u xaqiijiso u-qalmitaanka adeegga Dhakhtarka Cagaaran waxayna kula soo xiriiri doontaa si ballan laguu sameeyo. Faahfaahinta xiriirkaaga lama wadaagi doono urur kale adigoon ka helin ogolaansho ama loo adeegsan ujeeddo kasta. Haddii aad qof u dirayso adeegga waa inaad haysataa ogolaanshahooda inaad sidaas sameyso. Markaad kor ku calaamadeyso, waxaad cadeyneysaa in qofka aad tilmaameyso uu ogolaaday in faahfaahintooda la wadaago.